BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
11 visitors online
Total visits: 562143
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr04:07
Shuruq05:48
Dhuhr13:09
Asr17:05
Maghrib20:29
Isha22:03


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Saturday, April 21st, 2018 | 23:06
[Sunday, February 11th, 18] :: Xuska 11aad Ee 7aadka Cashuurta Dakhliga Dowlada Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Jig-jiga

Share |
news image

Jig-jiga(RH)Waxaa maanta Magaalada Jig-jiga ee Xarunta Dowlad Deegaanka Soomaaliada itoobiya lagu Qabtay Munaasibad lagu Xusayey xuska 11aad ee 7aadka canshuuraadka dakhliga Dowlada DDSI. Kaas oo ay ka sooqaybgaleen masuuliyiinta wakaalada dakhliga DDSI Odayaal dhaqameedka deegaanka iyo Marti Sharaf kale.

Xafladan ayaa waxaa furtaankeedii khudbad muhiim ah ka soo jeediyay Maareeyaha Guud Ee Wakaalada Dakhliga Cabdiraxmaan Maxamed Xasan oo sheegay in munaasabadani ay kusoo aaday xili ay xukuumada deegaanku ay guulo wax ku ool ah kasoohooyisay dakhliga deegaanka. Iyadoo qorshayaasha fulinta kor uqaadida dakhligu ay lafdhabar u tahay kamidho dhlinta qorshayaasha horumarineed iyo kuwa kaabayaasha dhaqaale.

Maareeyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa u mahadcelyay ganacsatada deegaanka iyo waliba dhamaan hawlwadeenada dakhliga. wuxuuna tilmaamay in xukuumada DDSI ay qaadatay qorshayaal cadacad oo ku aadan horumarinta ganacsatada sharciga ah iyo wlaiba ladagaalanka ganacsiga sharcidarada ah ee kontrobaanka. Maareeyaha ay carabka kudhuftay in qorshayaasha kor uqaadida dakhliga deegaanku uu yahay mid xawli kusocda islamarkaana lasii xoojinayo si deegaanku iskufilaansho uga gaadho dhinaca dakhliga.


maareeyaha dakhlkiga iyo jibriyada dalka Gobsaye oo isna ka hadlay munaasabadan ayaa sheegay in dakhligu uu yahay adeegyada ugu muhiimsan ee bulshada looqabto islamarkaana kor uqaada horumarka. Wuxuuna xusay in ganacsiga sharcidarada ahi uu yahay mid caqabad ku ah horumarka dalka islamarkaana ay muhiim tahay in ganacsatadu ka digtoonaato.


Dhanka kale, munaasabadan ayaa waxaa qayb ka ahaa su’aalo iyo dood-cilmiyeedyo kuaadan nidaamka canshuur bixinta islamarkaana ay jawaabo cilmiyaysan ka bixinayeen masuuliyiinta dakhligu.

Isku soo wada-duuboo munaasabadan xuska 11aad ee 7aadka dakhliga ayaa waxaa halkudhig looga dhigay ‘’ bixinta casnhuurku waxay lafdhabar u tahay horumarka iyo mustaqabalka dalkeenu higsanayo.

Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Sunday, February 11th, 18
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Kullan tallo urursi ah oo ku saabsan habka looga takhalusi karo xaafadaha Ghetto da ah ee Kolding


Xildhibaan Abdirashiid oo ka tirsan gollaha degaanka ee Odensa


Qorshaha xaafadaha Ghetto da ee degmada Kolding


Cabdi Bile oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho


Taliyaha ciidamada xoogga oo ka warbixiyey ciidamo ku dagaallamay Muqdisho


Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey