BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
8 visitors online
Total visits: 560001
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr06:37
Shuruq08:18
Dhuhr13:25
Asr15:52
Maghrib18:29
Isha20:05


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Wednesday, February 21st, 2018 | 22:22
[Monday, February 12th, 18] :: Hay'adda Shaqaalaha Dawlada somaliland Oo iftiimisay Ujeedada ka Dambaysa Tiro Koobka Shaqaalaha Dawladda

Share |
news image

Hargeysa(RH)Guddoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawlada somaliland Sharmaake Axmed Muxumed Geelle ayaa Faah-faahin ka bixiyey ujeedada laga leeyahay qorshaha madax taabashadda ah  lagu tiro koobayo shaqaale weynaha  ka hawlgala xarumaha kala duwan ee dawladda somaliland.

Guddoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawlada somaliland Sharmaake Axmed Muxumed Geelle Sidaasi wuxuu kaga Hadley  Warsaxaafadeed uu ka soo saaray Oo u Dhignaa Sidan:-


1-Kala Sifaynta iyo kala shaandhaynta shaqaalaha rasmiga ah iyo caaglayaasha
2-Waxa ay kor u qaadaysaa kalsoonida shacabka ee dawladda marka laga saaro caaglayaasha isla markaana shaqaalaha lagu kormeero adeegyada ay bulshada u qabanayaan iyada oo lagu dhaqayo siyaasadda dallacsiinta iyo dhiiri gelinta ee la sameeyay.


3-Ogaanshaha Xogta shaqaalaha dawladda sida Da’da, waxbarashada, khibradda, jinsiga, iwm. Taas oo dawladda ka caawinaysa qorshaynta shaqada iyo shaqaalaha mustaqbalka iyo in la ogaado da’da shaqaalaha taasina ay keenayso in la garto inta hawl-gabka ah.


4-Waxay fursad shaqo abuur u noqonaysaa dhalinyarada taasi oo ay shaqooyin ka heli karaan marka inta aan jirin ama joogin laga saaro sidoo kalena inta hawl-gabka ah siyaasad dhaqda loo sameeyo lana nasiyo


5- Waxa la ogaanayaa takhasusaadka kala duwan ee shaqaalaha si qof walba meeshii ku haboon loo geeyo isla markaana ay sahlanaato in shaqaalaha wasaaradaha la isku bedeli karo
6-Qof walba oo shaqaale ahi waxa uu helayaa kaadhka aqoonsiga oo hay’adda shaqaaluhu ay bixisay kaas oo ku xidhan kaydka macluumaadka shaqaalaha (Database)


7-Waxa la isku xidhayaa liiska shaqaalaha dawladda iyo liiska mushaharooyinka ee wasaaradda maaliyadda taasina waxa ay sahlaysaa in la sameeyo nidaam mushahar bixineed (payroll system) hufan


8-Mustaqbalka dhaw waxa fududaanaya in qof walba oo shaqaale dawladeed ah xisaab u gaar ah looga furo bangiga dhexe mushaharkiisuna halkaa ugu dhaco. Taasina waxa ay wax ku kordhinaysaa dhaqdhaqaaqa bangiga dhexe.


9-Waxa la helayaa unug shaqaale ah oo tababaran isla markaana si joogto ah uga shaqeeya kaydka macluumaadka shaqaalaha isla markaana si joogto ah xogtaas uga shaqeeya
10-Waxa ay xoojinaysaa xidhiidhka ka dhexeeya wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda iyo Hay’adda shaqaalaha waxaanay noqonaysaa markii ugu horraysay ee si buuxda hay’adda shaqaaluhu ay ula wareegto hawshii loo igmaday iyada oo wasaaraduhuna ay u gacan bannaanaan doonaan shaqooyinkooda


11-Waxa si hufan loo ogaan karaa sannadkiiba inta shaqo abuur loo sameeyay iyo fursadaha shaqo abuuriseed ee bannaan si loogu buuxiyo ciddii u ehel ah
12-Ogaanshiyaha macluumaadka shaqaalaha dawladdu waxa ay aasaas u tahay hirgelinta siyaasadaha iyo sharciyada lagu maamulo shaqaalaha oo imika sagaal ka mid ahi ay diyaar yihiin


Alle Ayaa Mahadleh
Guddoomiyaha Haay'adda Shaqaalaha Dawlada Somaliland
Sharmaake Axmed Muxumed Gelle


Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Monday, February 12th, 18
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle