BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
8 visitors online
Total visits: 560001
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr06:37
Shuruq08:18
Dhuhr13:25
Asr15:52
Maghrib18:29
Isha20:05


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Wednesday, February 21st, 2018 | 22:22
[Tuesday, February 13th, 18] :: Wasaaradda Beeraha Somaliland Oo Daah-furtay Mashruuc soconaya Muddo shan sannadood ah

Share |
news image

Gabiley(RH)Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Maanta Daah-furtay Mashruuc soconaya muddo shan sannadood ah, kaasi oo uu Maalgelinayo Baanka Horumarinta Jarmalka ee KFW.

Mashruucan oo lagu Daah-furay Tuulada Lafta Boqor oo ka tirsan Degmada Gobolka Gabiley, ayaa sidoo kale laga fulinayaa Deegaanno kale.Mashruucan ayaa ah mid lagu daryeelayo Ciidda iyo Biyaha, waxaana si gaar ah wax loogaga qabanayaa deegaannada uu Nabaad-guurku ku dhacay,

waxaana la doonayaa in Biyuhu dhulka ku hakadaan oo ay hoos u galaan isla-markaana Ciiddu Dib u hesho Nafaqadii ay kala tageen Daadadku, si Mustaqbalka looga sameeyo wax soo-saar baaxadle, maaddaama oo Qorshaha koowaad ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland ku shaqaynaysaa yahay in la kobciyo Wax soo-saarka Dalka, taasi oo ahayd ballan-qaadkii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ku galay ololaha Doorashadii Dalka ka dhacday Sannadkii hore ee 2017-ka.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Maxamed Cilmi Aadan (Ilka-casse) oo hoggaaminayey Wefti ballaadhan oo ay ka mid yihiin Masuuliyiinta Hay'adda Mashruucan la soo mariyey, Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed-amiin Cumar Cabdi, Agaasimaha Waaxda Gaadiidka ee Wasaaradda Beeraha Ibraahim Carab Ceelaabe, Madaxda Hay'adda Mashruucan la soo mariyey, Isku-duweyaasha Wasaaradda Horumarinta Beeraha ee Gobollada Gabiley iyo Maroodi-jeex, ayaa intii ay ku sugnaayeen Lafta Boqor, waxay kulan la yeesheen Odayaasha deegaanka Lafta Boqor, waxay u faahfaahiyeen Mashruucaasi iyo ahmiyadda uu u leeyahay Dalka, gaar ahaana deegaanka laga daah-furay.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cilmi Aadan (Ilka-casse) oo hadal u jeediyey Odayaasha Tuulada Lafta Boqor ee Mashruucan lagu Daah-furay, ayaa u soo jeediyey inay mashruucan sida ugu wanaagsan uga faa'idaystaan, maaddaama oo wax lagaga qabanayo Dhulka ay Cuntada kala soo baxayaan.

Guddoomiyaha Beeralayda Lafta Boqor iyo Xubno ku hadlay Magaca Odayaasha deegaankaas, ayaa soo dhaweeyay in Mashruuc soconaya shan sannadood laga fulinayo deegaankooda, si loogu daryeelo Dhulka ay wax soo-saarka ka samaynayaan.

Odayaashu waxay u Mahad-celinayeen Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland oo ay sheegeen in muddadii Masuuliyiinta cusub loo Magacaabay ay rejo badani gashay Beeralayda.

intaasi ka dib, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha, Maayarka Gabiley iyo Masuuliyiintii la socday ayaa kormeer ku sameeyay Xarunta Kaydka Siidhka oo hore Wasaaradda Beeruhu uga hirgelisay duleedka Magaalada Gabiley iyo weliba goobo ka mid ah goobaha laga fulinayo Mashruucan lagu daryeelayo Biyaha iyo Ciidda ee Gobolka Gabiley.


Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Tuesday, February 13th, 18
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle