BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
11 visitors online
Total visits: 562204
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr04:02
Shuruq05:43
Dhuhr13:09
Asr17:07
Maghrib20:33
Isha22:08


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Monday, April 23rd, 2018 | 13:37
[Friday, April 6th, 18] :: Madaxweynaha Somaliland Oo Bulshada Ugu Hambalyeeyey Sanad Guuradii 37aad ee Aas-aaskii Ururkii SNM

Share |
news image

Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi waxaa uu dhambaal hambalyo ah u dirayaa Shacbiga Somaliland iyo guud ahaan aas-aasayaashii ururkii SNM ee dhaqdhaqaaqa waddaniga Soomaaliyeed ee SNM (Somali National Movement), oo lagaga dhawaaqay Magaalada London ee dalka Ingiriiska, kana soo wareegtay sannad guuradii 37aad oo ku beegan maanta 06/04/2018

oo ujeedadiisu ahayd in dib loo soo celiyo xoriyadii Somaliland ee luntay 1960 kii ee midowgii Somaliland iyo Soomaaliya oo ahaa laba dal oo xuduud wadaaga oo dawladihii Ingiriiska iyo Talyaanigu xukumi jireen kana kala qaatay xoriyadoodii iyadoo himiladu ahayd helida 5tii Soomaaliyeed oo hal dawlad noqda taasina ay hog dheer ku dhacday ka dib markii Dalkii Somaliland midowgaa ka dheefay xasuuq naf iyo maalba leh, ururkii SNM oo ka duulaya dhibaatada la dheefsiiyay dadkii Somaliland ayaa dhaq-dhaqaaaq xoogan oo lagu xaqiijinayo xornimadii xiligaa luntay ee dalalka Somaliland iyo Soomaaliya bilaabay.

Halgan dheer iyo hawl adag ka dibna wuxu ururku ku guulaystay inuu hanto dalkii Somaliland, kana xoreeyey kacaankii macangega ahaa ee uu hoggaaminayey keligii taliye Maxamed Siyaad Barre (Af-weyne), maanta ay Somaliland tahay dal nabad taama ku naaloonaya isla markaana ay ka hanaqaaday geediga dimuqraadiyada oo doorashooyin xor iyo xalaal ah lagu xukumo iyadoo guud ahaan geyiga Somaliland maanta marayo marxalad muujinaysa sida uu isugu tashaday ee tala-wadaaga iyo isu tanaasulku uga tisqaaday, iyadoo Sannad guurada 37aad ee ururkii SNM oo ku beegan 06/04/2018 ay Somaliland u tahay mid ka mida taariikhaha qarankani ka taabagalay.

Ugu danbayna waxa uu madaxweynuhu u ducaynayaa dhammaan intii dhimatay ee ka midka ahaa aas-aasayaasha ururkaasi iyo intii ku naf weyday halkankii dib u xoraynta Jamhuuriyadda Somaliland, waxa kale oo uu madaxweynuhu hambalyo u dirayaa dhammaan intii naf iyo maalba la barbar taagnayd ururkaasi meel ay joogeenba.


Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Friday, April 6th, 18
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Kullan tallo urursi ah oo ku saabsan habka looga takhalusi karo xaafadaha Ghetto da ah ee Kolding


Xildhibaan Abdirashiid oo ka tirsan gollaha degaanka ee Odensa


Qorshaha xaafadaha Ghetto da ee degmada Kolding


Cabdi Bile oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho


Taliyaha ciidamada xoogga oo ka warbixiyey ciidamo ku dagaallamay Muqdisho


Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey