BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
11 visitors online
Total visits: 562204
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr04:02
Shuruq05:43
Dhuhr13:09
Asr17:07
Maghrib20:33
Isha22:08


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Monday, April 23rd, 2018 | 13:37
[Sunday, April 8th, 18] :: Ra'iisul -Wasaaraha JDFI Oo Kulan La Yeeshay Hogaaminta Iyo Qaybaha kala Duwan ee Bulshada DDSI

Share |
news image

Jig-jiga(RH)Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ra'iisul wasaaraha JDFI Dr abiyu ahmed ayaa kulan balaadhan kula yeeshay madasha shirarka kaali ee xarunta madaxtooyada DDSJ masuuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI, odayaal dhaqameedka DDSI, hogaaminta diimaha, shaqaalaha DDSI iyo qaybaha kala duwan ee bulshada DDSI.


Waxaana, kulankaasi khudbad dheer dhaxal galka oo ku qotonta midnimada iyo isjacaylka qoomiyadaha iyo shucuubta itoobiya ka soo jeediyay Raysul-wasaaraha JDFI Dr Abiyu Ahmed oo sheegay in ay farxad u tahay maanta oo uu booqashadiisii ugu horaysay ku yimiday deegaanka soomalida itoobiya gaar ahaan caasimada DDSI ee jigjiga Raysulwaaraha ayaa sheegay in shacabka DDSI wakhtiyadii hore soo maray dhibaatooyin badan oo dhinac kasta leh kuwaasi oo soboboy saboolnimo iyo dib u dhac badan wuxuuna tilmaamy in halgankii layskaga dulqaaday heeryadii iyo dhibaatooyinkii uu shacabka DDSI oo kaashanaya walaalahooda kale ee itoobiya uu ka galay taariikhda baal dahab ah raysalwasaaraha ayaa tilmaamay in guulaha maanta uu dalka gaadhay u soo halgameen halyayo badan oo magacwayn ku leh taariikhda caalamka oo uu ka mid yahay sayid maxamed cabdula xasan oo ka soo jeeday deegaanka somalida itoobiya

.Dhinaca kale raysalwasaaraha ayaa si mug leh uga warbixiyay sida xalwaara oo aan soo noqod lahayn looga gaadhiyo xalinta iyo khifaalaadka ka jiray deegaanada soomalida iyo oromada ee walaalaha ah isaga oo si xeeldheer uga warbixiyay ahmiyada ay leedahay nabadkuwadanoolaanshaha qoomiyadaha raysalwasaaraha oo arintaasi ka hadlaya ayaa soo qaatay maah’maah soomaliya oo leh” wixii umusha u tan ah ayaa ilmahana u dan ah” oo uu ula jeeday wixii soomalida u dan ah ayaa oromadana u dan ah

Madaxwaynaha DDSI cabdi maxamuud cumar oo ugu horayntii raysul-wasaaraha iyo waftigan balaadhan ee uu hogaaminayo ku soo dhaweeyay xarunta deegaanka ee jigjiga islamarkaana uga mahad celiyay Raysal wasaaraha in uu mudnaanta gaar ah ee uu siiyay deegaanka soomalida itoobiya imaatinka uu isaga oo aan wali ka soo wareegin xiligii la doortay todobad uu ku yimida caadimada deegaanka ee jigjiga madaxwaynaha ayaa sheegay in socdaalka shaqo deg dega ah ee uu raysalwasaaruhu ku yimiday deegaanku muujinayso sharafta iyo karaamada uu u yahay shacabka islamarkaana uu fuliyay balanqaadkiisii ahaa waxaan diirada saarayaa shaqaynta nabad kuwadanoolaanshaha qoomiyadaha

madaxwaynaha DDSI oo siiwata hadalkiisa ayaa sheegay in Xisbiga EPRDF uu leeyahay istaraatajiyada iyo jihooyin siyaasadeed, dhaqaale iyo dimuqoraadiyadeed islamarkaana hogaanka yimaadaa uu sii xoojinayo hirgalinta jihooyinkaasi madaxwaynaha ayaa tilmaamay guusha EPRDF tahay guusha XDSHSI guusha XDSHSI tahay guusha EPRDF sidoo kale guusha itoobiya tahay guusha dhamaanteen madaxwaynaha ayaa intaasi ku daray in xukuumada DDSI, shacabka DDSI iyo XDSHSI ay ka go’antahay kawada shaqaynta hawlaha horumarka ,nabadgalyada, sinaanta, cadaalada iyo nabad kuwadanoolaanshaha qoomiyadaha itoobiya.

Dhankooda odayaal dhaqameedka DDSI ayaa su’aalo ku saabsan horumarinta iyo nabadaynta iyo nabadkuwadanoolaanshaha labada qoomiyadeed ee soomalida iyo oromada kuwaydiiyay waftigan uu hogaaminayo raysal-wasaaraha JDFI


dhankiisa waxaa hadalkoodan ka soo jeediyay kulankaasi madaxwaynaha Deegaanka oromada mudane Lemma Magersa.oo halkaasi ka balan qaatay in uu waxkasta oo suurta galinaya sidii xalwaara lagaga gaadhayo nabadaynta iyo wadanoolaanshaha qoomiyadaha walaalaha ah ee somalida iyo oromadu uu xooga saarayo sidoo kale waxa uu sheegay madaxwaynuhu in shacabka soomalida ah ee ka soo barakacay deegaanka oromada uu ku celintoono goobihii ay ka soo baracakeen madaxwaynaha ayaa intaasi ku daray labada shacab ee somalida iyo oromada oo u badan xoolo dhaqato labada deegaan iska kaashanayaan sidii loo horumarinlahaa islamarkaana kor loogu qaadilaha habnololeedka bulshada xoolo dhaqatada ah.

Ugu Dambayntii masuuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI oo uu hogaaminayo madaxwaynaha DDSI ayaa galabnimadii maanta ku sagootiyay garoonka diyaaradaha ee caasimada deegaanka waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay raysul-wasaaraha JDFI Dr abiyu axmed oo dib ugu noqday xarunta dalka ee Addis-ababa.


Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Sunday, April 8th, 18
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Kullan tallo urursi ah oo ku saabsan habka looga takhalusi karo xaafadaha Ghetto da ah ee Kolding


Xildhibaan Abdirashiid oo ka tirsan gollaha degaanka ee Odensa


Qorshaha xaafadaha Ghetto da ee degmada Kolding


Cabdi Bile oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho


Taliyaha ciidamada xoogga oo ka warbixiyey ciidamo ku dagaallamay Muqdisho


Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey