BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
10 visitors online
Total visits: 562204
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr04:02
Shuruq05:43
Dhuhr13:09
Asr17:07
Maghrib20:33
Isha22:08


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Monday, April 23rd, 2018 | 13:38
[Monday, April 9th, 18] :: Jawaari oo la sheegay in uu iscasilay

Share |
news image

Muqdisho (RH) Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in guddoomiyihii baarlamaanka Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo maanta is casilay in maalinta Arbacada ee soo socota uu la hadli doono xildhibaannada isagoo macsalaameen donna.

Xildhibaaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka mid ah xildhbaannadii taageersanaa in uu iscasilo Jawaari ayaa BBC-da u sheegay in Jawaari uu Arbacadda la hadli doono xildhibaannada aqalka hoose isagoo macsalameen doona maadama uu shan sanno xilka afhayeenka baarlamaanka uu hayey isla markaana la soo shaqeeyay labo baarlamaan oo dalka soo maray.

Iscasilaadda Jawaari ayaa soo baxday saaka aroortii kaddib kulan xildhibaannada taageersanaa mooshinka Jawaari ay kulan ku yeesheen guriga Ummadda balse inta kulanka uusan furmin uu u yimid guddoomiye ku xigeenka koowaad baarlamaanka Muudeey isagoo u akhriyey qoraal uu sheegay in uu soo qoray Jawaari oo ku caddeenayo in uu iscasilay.

Weli ma jirto cid xaqiijin karta in uu Jawaari is casilay, mana jirto wax war ah oo laga hayo Jawaari iy xafiiskiisa ka soo baxay balse xildhibaanno ku dhowdhow iyo saraakiil ka tirsan dowladda ayaa xaqiijiyey in uu Jawaari xafiiska banneeyey.

Loolanka ka dhashay mooshinka Jawaari ayaa curyaamiyey shaqooyinkii dolwadda muddo saddex toddobaad, waxaana barbar socday qaraxyo ka dhacay caasimadda oo kuwii ugu dambeeyay ay dhaceen Jimcihii la soo dhaafay kaddib markii qaraxyo loo adeegsaday baabuur ay ka dhaceen baro kontorool oo ciidamada ay joogeen.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Monday, April 9th, 18
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Kullan tallo urursi ah oo ku saabsan habka looga takhalusi karo xaafadaha Ghetto da ah ee Kolding


Xildhibaan Abdirashiid oo ka tirsan gollaha degaanka ee Odensa


Qorshaha xaafadaha Ghetto da ee degmada Kolding


Cabdi Bile oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho


Taliyaha ciidamada xoogga oo ka warbixiyey ciidamo ku dagaallamay Muqdisho


Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey