BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
10 visitors online
Total visits: 154900
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Radiohormuud TV
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Halganew
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
NEW. Hayaan.com


Barnaamij xiiso leh oo ay VOA ka diyaarisay . Xaalada Somaliland shalay iyo maanta .


02.Ju.10. Silaayo oo ka hadlay dawlada uu soo dhisi doono.Faysal C.Waraabe oo ka digay in aan la bililiqaysan hantida dalada inta lala wareegayo.


Xafladii laga dhawaaqay Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland Axmed Silaanyo.


01.July.10 Madaxweyne Riyaale oo Raaligalin ka bixiyay hadalkii Xalay . Kuna celiyay markale in uu si sharafleh xilka u wareejindoono hadii laga guulaysto.


30.Jun.10 Kulmiye oo ka jawaabay ee dayntii galabta ka soo yeedhay Udub.


Waraysi aanu la yeelanay xoghaya arimaha dibada Kulmiye. Dr. Maxamed Cabdillahi


Wararkii ugu dambeeyay tirintii codadka doorashada SL . source BBC


29 June 2010. Dagaal qasaaro badan ka tagay oo Al-Shabaab iyo dowladda ku dhex maray magaalada Muqdisho.


Hees cusub oo dhaanto ah . Dhagaysi haboon


29.Juni.10 Bashkas iyo Cabdirasaaq oo wada taagan. Dhegayso Macanaha Magaca Bashkas Jugsoo dhacay.


28.Jun.10 Ururka Xisbul Islaam oo mamnuucay in loo dabaal dago xuska maalinta xoriyadda ee 1-da Luulyo

Wargelin: KU SOO DHAWOOW MAR KALE IYO WARARKII TALANTAALIGA AHAA EE AAD NOOGA BARATEEN - Riix oo daawo maqal iyo muuqaal aanu idiinka soo diyaarinay mudaharaadkii xisbiyada mucaaradka Somaliland - Maxamed Saleebaan Tubeec oo waraysi khaas ah siiyey Radiohormuud. Dhegayso - Waxaanu dib u bilawnay barnaamijka figrada iyo faalada dhegaystaha hadab soo gubi hada doodaada oo noo far Telefoonka 45-75541033 -
Hormuud News     Monday, September 6th, 2010 | 20:42
[Monday, March 8th, 10] :: Jaamacadaha Ukrain oo laga fiirsanayo
news image

Denmark: Way qiimo jaban tahay, in dhakhtarnimo laga barto Ukraine. Laakiin waxbarashada shaki wayn ayaa ku gedaaman, sidaas awgeed waa in isha lagu hayo dhakhtarrada wax ka soo bartay Ukraine, ayuu yidhi wasiirka caafimaadka Bertel Haarder.

Sida uu sheegay warkii 21 Søndag, ilaa 30 dhakhtar oo Ukraine wax ku soo bartay ayaa Danmark jooga.

Tayada waxbarashada aad baa looga shakisan yahay, sidaas awgeed dalal ay Malaysia ka mid tahay ayaa ka fiirsada, wasiirka caafimaadka Bertel Haarder-na wuxu yidhi, waa dabiici in jaamacadaha Ukraine lagu daro liiska laga fiirsanayo.

Waa inay mushahar la'aan shaqeeyaan
- Haddii qofka ay ka maqan tahay waxbarashada akhrisku (teoretisk uddannelse), waa inuu waxa ka maqan jeebkiisa ka bixiyaa. Haddii ay ka maqan tahay waxbarashada baraktigguna (praktisk uddannelse), sidoo kale waa inuu bilaash kaga shaqeeyaa kilinigga ilaa intu soo gaadhayo heerka dhakhtarka deenishka ah, ayuu DR Nyheder ku yidhi Bertel Haarder.

Wuxu hoosta ka xarriiqay, inuu qofku dhammaystiro qaybta waxbarashada ee baraktigga ah oo dabadeed imtixaan galo, ka hor inta aan loo oggolaan, inuu baadho dadka bukaanka ah ee deenishka.

Bertel Haarder wuxu maanta la kulmayaa agaasinka caafimaadka, si loo adkeeyo xeerarka la xidhiidha dhakhtarrada , wax ku soo bartay dalalka debedda.

Waxa qortay: Pia Dramshøj
Waxa tarjumay:
Ahmed Diria Liban

posted on Monday, March 8th, 10
Mohamed-amiin
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Boqolaal ciidamo Al-Shabaab ah oo dhoola tus milatari ku soo bandhigay magaalada Muqdisho xilli xaalad dagaal ah weli lagu jiro 05 Sep. 2010


03.09.10 Madaxweyne Axmed Silaanyo oo ku baaqay maanta Olole nadaafadeed.


Dhimasho iyo dhaawac badan oo ka dhacay suuqa Bakaaraha xilli maalintii 10aad dagaal uu ka socdo magaalada Muqdisho 02 Sep. 2010


01.Sep.10 : Jama Maxamed cabdi oo waxka barta dalka Kenya oo u waramay Radiohormuud


31.08.10 Barnaamijka Neecawda Ramadaanka. Dhegaysi haboon


30.08.10 Sheekh Shariif oo caalamka ka codsaday in si degdeg ah u soo fara geliyaan arrimaha Soomaaliya, xilli dagaalo culus ay ka socdaan Muqdisho maalintii 8aad


Tacsi: Cabdilaahi Askar oo geeryooday.


27.08.10 War muhiim ah oo hada Kenya naga soo gaadhay


26.08.10 Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Magaalada muqdisho halkan ka dhegayso


Filim laga daba dhacay oo ka socda Soomaaliya . dhagayso jilayaasha iyo cidii diiday daawashadiisa oo la xidh xidhay.


Ciyaaro kubada cagta ah oo ka socda Nairobi. Kenya


Xadiis ku saabsan bishan barakaysan ee Ramadaan


23.08.10 Wararkii maanta nag soo gaadhay xafiiskayaga dalka Kenya.


23.08.10 Wararkii ugu dambeeyay ee dalka Soomaaliya.


22.08.10 Marxab marxab yaa Ramadaan. Qasiido nabi amaan ah


20.08.10 Garaad Abshir oo baaq u jeediyay Maamulka Somaliland.


20.08.10 Safaaradii somaliya oo Nayroobi oo la raray


18.08.10. Sheeko dareen iyo waliba xiiso leh. Dhegaysi haboon


Dibadbax ka socda Muqdisho, iyo Madfac 9 qof isku qoys ah ku dilay waqooyiga Muqdisho. 05 July 2010


Qarax 5 qof ku dilay gudaha degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho 04 July 2010