BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
11 visitors online
Total visits: 416247
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:52
Shuruq04:43
Dhuhr13:08
Asr17:31
Maghrib21:31
Isha23:13


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale


Gudida Wanaag farista S/land oo Golaha Guurtida u gudbiyey Codsi la xidhiidha in la sameeyo xeer lagu xukumo qofka aflagaadeeya diinta

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Thursday, May 23rd, 2013 | 17:44
[Monday, May 13th, 13] :: Xukuumada Somaliland Oo Go aan ka soo Saartay Kulankii Uu Faysal Cali Waraabe la yeeshay Madaxweynaha Somaliya
news image

Hargeysa(RH) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo wacyi galinta Somaliland Abiib Diiriye Nuur ayaa sheegay in Xukuumaddu talaabo ka [... Sii Akhri]

[Monday, May 13th, 13] :: Ciidamadda RRU-da oo Burco ku Dilay Qof shacab ah xili ay goor dhaweyd mudaharaad samaynayeen Iska-ragooyinka Burco
news image

Burco(RH) Ciidamadda RRU-da ayaa goor dhaweyd magaaladda Burco ku toogtay qof shacab ah oo ku sugnaa goobta Siiroo-ga ilaa Biriijka oo ay [... Sii Akhri]

[Monday, May 13th, 13] :: Dalladda Dhalinyarada Somaliland ee SONYO Iyo Golaha Dhalinyarada Dalka Uganda Oo Ku Heshiiyey Iskaashi Iyo Wada-Shaqayn
news image

Kampala(RH) Wafti sare oo ka socday hogaanka sare ee Dalladda dhalinyaradda Somaliland ee heer Qaran ee SONYO ayaa ka [... Sii Akhri]

[Monday, May 13th, 13] :: Oradka Kolding ee 26.May.2013
news image

Ogaysiiskani waxa uu khuseeyaa Soomaalida reer Kolding. Dhamaan ardayda iyo macallimiintoodu waxa ay 09:00 [... Sii Akhri]

[Monday, May 13th, 13] :: British businesses to explore opportunities in Djibouti
news image

Minister for Africa, Mark Simmonds, has addressed the first ever UK-Djibouti Trade and Investment Forum.

The Forum was organised by Developing Markets Associates to promote [... Sii Akhri]

[Monday, May 13th, 13] :: Edna Invited to Sponsor Fistula Day
news image

 Preventing Fistula Saves Lives. This is the theme of the United Nations Population Fund’s global Campaign to End Fistula. The Population [... Sii Akhri]

[Sunday, May 12th, 13] :: Xisbiga KULMIYE oo Cambaareeyay Kulankii Guddoomiyaha UCID la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya
news image

Xisbiga Tallada dalka haya ee KULMIYE ayaa cambaareeyay kulankii uu habeen hore Guddoomiyaha Xisbiga UCID la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo Wasiirkiisa Khaarajiga Foosiya [... Sii Akhri]

[Sunday, May 12th, 13] :: Puntland oo ka digtay Mooshin ka dhan ah Raysal wasaaraha Soomaaliya
news image

Garoowe (RH) Warsaxafadeed caawa ka soo baxay maamulka Punyland  ayaa looga digay  khilaaf Cusub iyo Moshin ka dhan ah Raysal wasaaraha [... Sii Akhri]

[Sunday, May 12th, 13] :: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kusoo laabtay
news image

Muqdisho (RH) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimada [... Sii Akhri]

[Sunday, May 12th, 13] :: Wasiirka Wasaarada Dib u dajinta Somaliland Oo Si Diiran loogu soo dhaweeyey Madaarka Hargeysa Ka Dib markii uu ka soo laabtey Safar Uu Ku Tagay Dalka Jabouti
news image

Hargeysa (RH)-Waxaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay madaarka magaalada hargeysa Wasiirka Wasaarada dib u dejinta Somaliland Saleebaan Ciise [... Sii Akhri]

[Sunday, May 12th, 13] :: Wasiirkii Wasaarada Dakhliga Itoobiya iyo ku xigeenkiisa iyo 11 Shaqaala ah oo lagu eedeeyey Muqus Maasuq Xabsigana loo Taxaabay
news image

Addis-Ababa(RH)Ciidamada faderalka Dowlada Ethiopia ayaa Xabsiga u taxaabay Wasiirkii Wasaarada Dakhliga Itoobiya iyo kuxigeenkiisa iyo 11 [... Sii Akhri]

[Sunday, May 12th, 13] :: Golaha Wakiilada Somaliland Oo Cod Gacantaaga Ku Ansixiyey Xeerka Diwaan Galinta
news image

Hargeysa(RH)Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta cod gacantaaga ku meel mariyey xeerka diwaan galinta (Statistics law) xeerkaasi [... Sii Akhri]

[Sunday, May 12th, 13] :: Dhakhtarada Denmark oo shaqada ka maqan 28.bishan May.2013
news image

RH.Kobenhagen: Dadwaynaha deggan dalka Denmark ayaan ka heli karayn wax caawimo ah dhakhtarradooda maalinta [... Sii Akhri]

[Saturday, May 11th, 13] :: Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Boorama
news image

Boorama (RH)Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadda Somaliland iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta Safar ugu kicitimay xarunta Gobolka Awdal ee [... Sii Akhri]

[Saturday, May 11th, 13] :: Ciidamada Booliska Magaalada Burco Oo Gacanta Ku Soo dhigay Nin Qudha ka Jarey Xaaskiisii
news image

Burco(RH)Ciidamada Booliska ee Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Burco ayaa gacanta ku soo dhigey nin qudha ka jarey haweenay uu qabay oo lagu [... Sii Akhri]

[Friday, May 10th, 13] :: Contrasting Somalia and Somaliland
news image

DAAWO:  In this video, Yan Digilov of Firestarter.org contrasts Somilia and Somaliland, citing Edna Hospital and the Abaarso School as models of [... Sii Akhri]

[Friday, May 10th, 13] :: QM oo sheegtay in ilaa 3000 askari ay AMISOM uga dhimatay Soomaaliya
news image

Nairobi (RH) Ku xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Jan Eliasso ayaa sheegay in Soomaaliya lagu dilay ilaa 3 kun oo askari oo ka tirsanaa [... Sii Akhri]

[Friday, May 10th, 13] :: Wasiir ka tirsan dowladda Soomaaliya oo sheegay in dhaqaale xumo ay haysato ciidamada
news image

London (RH) Wasiirka gaashandhigga Soomaaliya oo sheegay in askarta Soomaaliya aysan helin hal xabad tan [... Sii Akhri]

[Thursday, May 9th, 13] :: Golaha wasiirrada oo ka doodday shaqaalaha ajinabiga ah ee sida sharci-darrada ah uga shaqaysata dalka
news image

Muqdisho (RH) Golaha wasiirrada xukuumada Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa arrimo dhowr ka hadlay. Shirka maanta waxaa [... Sii Akhri]

[Thursday, May 9th, 13] :: Wiil yar oo ka yaabiyay madaxweynaha Soomaaliya
news image

 DAAWO: Anas Cabdikariim oo ka mid ah da'yarta qurbaha ku dhalatay ayaa gabay iyo dardaaran isu [... Sii Akhri]

[Thursday, May 9th, 13] :: Ururka Qareenada Somaliland Oo Cambaareeyay Fal Lagu Dhaawacay Guddomiyaha Ururka Qareennada Sanaag
news image

Hargeysa(RH):- Guddoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland Garaqaan Fowsi sh.Yoonis Hassanayaa Qoraal uu Soo saaray Waxa uu ku [... Sii Akhri]

[Thursday, May 9th, 13] :: Shirkadda Telesom ee Somaliland oo sharraxaad ka bixisay Furayaal cusub oo ay ku soo kordhisay adeeggeeda Mibile-ka
news image

Hargeysa(RH):- Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM, ayaa ka hadashay lambarro furayaal ah oo cusub oo ay ku soo kordhisay [... Sii Akhri]

[Thursday, May 9th, 13] :: Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Furtay Fasallo Shirkadda Dahabshiil ka hirgelisay Jaamacadda Hargeysa
news image

Hargeysa(RH):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Samsam Cabdi Aadan, xadhigga ka jartay dhisme [... Sii Akhri]

[Thursday, May 9th, 13] :: Shariikadaha Telesom Somaliland iyo Hormuud Somalia oo xaqiijiyay midawgoodii
news image
RH.Denmark: Isku darka labada Shirkadood [... Sii Akhri]
[Thursday, May 9th, 13] :: Somaliland Business Fund : Mistakes of the first round should not be repeated
news image

 RH.London: read with disappointment a report published in [... Sii Akhri]

< Page [3/402] Wararkii Hore>

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.