Denmark: Gabadh 17 jir ah oo Soomaaliyad ah oo aabaheed iyo walaalkeed lamastaafurinayo.

DAAWO: Qoys soomaaliyeed oo lakal qeybiyey aabihii qoyska iyo wiil uu dhalley xabsi ay cellin ku sugayaan ayaa la galliyey halka hooyadii iyo gabadh ay dhasheyna xero ku jiraan. 

yartu waxay kutiraabtay, aabahey iyo hooyadey sabab uma aha in aaney nabad ku hellin dalkoodii laakiin soomaalidaa kamasuula.

DAAWO

http://nyheder.tv2.dk/samfund/2019-05-18-17-aarig-somalisk-pige-er-blevet-adskilt-fra-sin-far-og-bror-jeg-forstaar-ikke

 

Category