Digniino laga soo saaray Dabeylo ku soo wajahan Soomaaliya

Muqdisho (RH)-Dowladda Soomaaliya ayaa maanta soo saartay war qoraal oo ay uga digeyso dabeylo xooggan oo ku soo fooleh deegannada Puntland.

Wasaaradda gargaarka iyo musoobooyinka xukuumadda Soomaaliya, oo warka qoraalka uu ka soo baxay ayaa lagu sheegay in dabeylahan ku soo fooleh deegannada Puntland ay geesan karaan khasaare ba'an. Waxaa kale oo warka lagu sheegay in dadka ku sugan deegannada laga digay ay ka fogaadaan agagaas.

Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo bini'aadinimada Khadiijo Maxamed Diiriye oo saxaafadda la hadashay ayaa sheegtay in digniintan ay soo baxday kaddib markii xarrunta saadasha cimilada Soomaaliya oo markii ugu horreysay la sameeyay ay soo saartay digniintan.

"Digniintan waxa ay ku wajahan tahay cirifka waqooyiga ee aagga badweynta Hindiya DignD

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

Category