ERDOGAN OO DIB LOO DOORTAY

Recep Tayip Erdogan ayaa makale dib loogu doortay madaxweynaha dalweynaha Tukriga, sida uu hada sheegay afhayeen u hadlayey dawlada kaas oo xaqiijiyey in uu ilaa hada haysto  95% codadkii la tiriyey doorashadii dhacdey maanta .

 

wixii ka soo kordha kala soco Radio Hormuud

Category