Fariin muhiima oo katimid duqa degmada Kolding.

RH: Duqa degamada kolding Jørn Pedersen oo maanta la soo xidhiidhay Radio Hormuud ayaa naga codsadey in aanu dhegaystayaasha  reer kolding gaadhsiino fariintan

Waa in aynu ka adkaano Corona ha xidhay degmadeena, Markaas ayeynu furikarnaa Iskuuladeena iyo Xanaanooyinka  , waxa uu ku adkeeyay dadweynaha kunool Kolding  in ay dhamaantood isbaadhaan , xitaa hadii ay todobaadkii hore isbaadheen  ,

wareysi aanu arintan kala yeelaneyna waxaanu idiinku soo gudbin doonaa barnaamijyada beri halkan ka bixidoona.

Halkan hoose ka eeg goobaha lacagla'aanta ah ee dadweynaha loo diyaariyey si ay isu baadhaan iyaga oo aan balan sameysan.

https://kolding.dk/corona-tiltag-og-konsekvenser/

 

Category