Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay eedeyn uga timid golaha wakiillada Somaliland

Hargeysa (RH)-Golaha wakiillada Somaliland ayaa xeer ilaalinta ugu baaqay in guddoomiyaha xisbiga ucid ee Faysal Cali Waraabe lagu soo oogo eedo la xidhiidha aflagaadeyn iyo kicin dadweyne.

Waxay si gaar ah ugu eedeeyeen inuu ku xadgudbay karaamada iyo maamuuska dastuuriga ah ee guddoomiyaha golaha wakiillada Bashe Maxamed faarax, ayagoo Guddida joogtada ah ee Golaha wakiillada ay sidoo kale sheegeen in ay kalsoonidii kala noqdeen Faysal Cali Waraabe.

Goor dhoweyd ayaan la xiriirnay Faysal waxaana wax ka weydiinnay bal sida uu u arko iyo waxa uu kaga jawaabayo eedeyntaas.

ISHA: BBC

Category