Gabadh Soomaaliya oo saacado gudaheed dunida caan kaga noqotey

RH: Waxa ay barteeda  Jamad Fiin waa gabadh dhallinyar ah oo ku nool dalka mareykanka waxa ay todobaadkan soo dhigtey  cinwaanada ay kuleehay baraha bulshada sida TikTok, Twitter and Instagram iyada oo qaab xirfadeysan u ciyaaraysa kubada koleyga  iyada oo waliba asturan. 

Marqudha ayay indhaha caalamka soo jiiteen qaabka quruxda badan ee xirfadeysay ee ay kubada hogaamineyso , kadib maxaa dhacey muuqaalkii  koobnaa ee ay bushada la wadaagtey waxaa saacado gudahood la daawadey   2.3 million jeer, retweeted lagu sameeyay 10,000 jeer  waxaana  like la saarey  57,800 jeer.

Halkan hoose kadaawo.

https://www.newsweek.com/viral-video-muslim-somali-basketball-player-dribbling-1488016

Category