Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyey 6 Xubnood Oo ka mid Ah Gudida Doorashooyinka Somaliland

Hargeysa(RH)Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta Cod Gacan-taaga ku Ansixiyey 6 Xubnood oo ka mid ah 7 Xubnood ee Cusub ee Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland

Fadhigan Maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa Shir-Gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Baashe  Maxamed Faarax

GU

 

Category