Italy: Muhaajiriin loo ogolaaday inay galaan Sicily

Muhaajiriin gaaraya 27 ruux oo ku dul xayirnaa markabkii soo bad-baadiyay bil ka hor, ayaa loo oggolaaday inay ka degtaan oo ay galaan magaalada dekadda ah ee Sicily, dalka Talyaaniga.

Dhanka kale, waxa wali jira muhaajiriin lagu hayo maraakiib soo bad-baadisay, kuwaas oo loo diidey inay dekadda ku xirtaan.

 

isha warkan. VOA

Category