Jabuuti oo u soo bandhigtay Dubai in ay u celiso lacagtii kaga baxdey dekada Doraleh.

DP world ayaa markale ku cellisay in ay iyadu xaq u leedahay in ay maamusho dekata konteenarada ee jabuuti ee Doraleh taas oo ay iyadu badh ahaan maalgalisay laakiin dhawaan ay dawlada jabuuti kala noqotay ruqsadii .

 

DHanka kale waxaa soo baxay warar sheegaya in tiraba laba jeer ay dawlada Jabuuti u soo bandhigtay Dubai in ay u celliso lacagtii kaga baxday maalgalinta dekada jabuuti , balse ay DP world taas ka gaws adeygtay iyada oo taas badalkeeda sii laban laabtay dacadii ay ka gudbisay dawlada Jabuuti.

wixii kasoo kordha kala soco Radio Hormuud.

Category