Jidwalka Covid-19 testka ee Kolding.

RH: Hadii aad degantahey magaalada Kolding gaar ahaan Skovparken/Skovvejen iyo PallmeAlle

 isla markaasina aad  ubaahantahay baadhitaan deg-deg ah oo aan ballan laheyn waxaad kalikaraa goobahan .

       

Kvik test.

  1. Isniin iyo Arbaco baadhitaan deg-deg  ah Skovparken/ Ambassaden   kl. 11:00 -17:00.
  2. Salaasa iyo Khamiis baadhitaan deg-deg ah PallmeAlle                        kl. 11:00 - 17:00.

 

Labadan baadhitaan waxaad jawaabta ku helaysaa 15 daqiiqo  ballana uma baahnid in aad sameysato waana lacagla’aan.

 

PCR test 

Todobaadkan waxaad ka helaysaa Sovparken/Skovvejen iyo PalmeAlle

Sabtida iyo Axada  saacada kl. 09:00 – 16:45

 

Nooca baadhitaankan oo ah ka cunaha isagana ballan uma baahnid waana lacagla’aan , jawaabta waxaad ku helaysaa 24 saacadood gudahood.

 

Nooca baadhitaankan lama helo todobaad walba balse mar-mar ayaa lakeenaa labada xaafadood.

 

Marka aad imaneyso soo xasuuso afsaabka waana in laba mitir la isu jirsado .

 

Category