Magaalada Hargeysa Oo Maanta Laga Xusey Maalinta Dhalinyaradda Aduunka

Hargaysa(RH)Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Maanta Magaaladda Hargaysa Kaga Qayb Galay Xuska Maalinta Dhalinyaradda Aduunka oo lagu qabtey Magaalada Hargeysa.

D1S

Xuska Maalinta Dhalinyaradda Aduunka oo sanadkiiba hal Mar laga xuso caalamka  ayaa waxa si wadda jir ah u soo qaban qaabiyay wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha somaliland oo kaashanaysa Haay’adda Maxaliga ah ee SONYO Y-Peer Iyo Haay’ada HAVAYOCO,

SD

Waxaana   Xuskan Sanadkan Tilaamo looga dhigay Halku dhigyo lagu dhiirigalinayo waxbarashadda

DTBNNB

 

Category