Ogeysiis ku socda Soomaalida reer Kolding

RH. Waxaa la ogeysiinayaa dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool degmada Kolding gaar ahaan inta aan wali talaalka qaadan in hadii aad rabto talaalka Covid-19  aad  bari 09.09.21 iska talaalikarto  Skovparken gaar ahaan xanaanada Tysindfryd  .

saacada talaalku waa kl. 12:00 - 18:00  umana baahnid wax ballan ah, kaliya soo xasuuso kaarkaaga caafimaadka.

 

Mida kale qofkii  su'aal ama shaki kaqaba talaalka waxaa loo sameeyey ballan ay khubaro caafimaad uga jawaabi doonto su'aal kasta oo ay qabaan , goobta iyo aminta waa sidan hoos ku qoran 

Beri  9 september, Kl 17-18, I festsalen Munkebo ,Palme Alle 2

Category