Ogeysiis reer Kolding : Wakhtiga aaska oo la cayimey.

Waxaa lala socodsiinayaa dadweynaha Soomaaliyeed ee reer Kolding in uu dhici doona aaska marxuumad Xaawa Xanaf oo ku geeryootey magaalada kolding maallinta Khamiista 24.06.21  saacadu marka ay tahay kl. 10:00.

Waxaa lagu aasi doonaa marxuumada qubuuraha muslimiinta ee magaalada kolding oo u dhow xaafada Skovparken.

 

v

Category