Reer kolding oo loogu baaqey in ay isbaadhaan dhamaan

RH: Kadib fiditaankii degdega ahaa ee Covid-19 labadii todobaad ee la soo dhaafay ayaa waxa ay degmada Kolding bilawdey maanta i goobo kala duwan oo dadku imankaraan si ay isu baadhaan,  waxaana ay maamulka degmadu ugu baaqeen dadweynaha in ay dhamaantood is baadhaan laga soo bilaabo caruurta 1 sanno jirta, waxaana qorshaha dawladu yahay in maallintiiba 10,000 qof la baadho. 

 

Dhanka kale Iskuulada iyo xanaanooyinka ayaa xidhnaandoona todobaadka soo socda iyada oo ay caruurtuna Online wax ku barandoonaan.

Category