Safiirada cusub ee ay UK usoo magacawdey Soomaaliya

RH: Dhawaan waxa ay dawlada Britian/UK usoo magacaawdey Soomaaliya Safiirka cusub oo lagu magacaabo Ms Kate , safiirada cusub ayey ahayd in ay waraaqaha danjirenimo ugudbiso madaxweyne sharciya oo aay Soomaaliya leedahay, waxaase soo wajahdey safaarada caqabad ku aadan cida ay waraaqaha dublamaasiyadeed gudoonsiinayaan maadaama oo Md soomaaaliya ee wakhtigu ka dhamaadey aanu wax sharciyad ah kursiga ku fadhiyin,

arintan ayaa ah caqabada aan safaaradan oo kali kukoobneyn balse ay dhamaan heeraraka dawladnimo iyo kuwa dublamaasiyadeed ee Soomaaliya udhutinayaan inta xal laga gaadhayo cida si kumeelgaadh ah u sii fadhiyeysa kursiga u sareeya dalka.

Category