Shil Baabuur Oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac Oo ka Dhacay Duleedka Berbera

Hargeysa(RH)Allah Ha U Naxariistee Ugu Yaraan 10 Qof ayaa ku Geeriyootey Tiro intaa ka badana wey ku dhaawacmeen Shil Baabuur Oo aad U Naxdin badan Oo Goordhaweyd ka dhacay jidka U Dhexeeya Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera gaar ahaana inta U Dhaxaysa Deegaanada Xamaas Iyo Lafaruug .

shil

Shilkan Baabuur ayaa ka dhashay ka dib markii ay isku dhaceen Laba Gaadhi Oo kala ahaa Bas Rakaab Siday Oo ay lahayd Shirkadda Damal iyo Gaadhi Xamuul Ah Nooca loo Yaqaan Candho-Maydlaha.

sh 1

Dhaawacii iyo Maydkii ayaa Waxaa loo Daad Gureeyey Cisbitaalka Magaalada Berbera.

sdshil 2shil 3shil5

 

Category