Soomaaliya iyo Baahida Siyaasad Dibadeed Fogaan-Arag ku Qotonta

Dabaylaha siyaasadeed ee Bariga Dhexe, gaar ahaan kuwa dhex yaalla dowladaha Khaliijka, ayaa ku soo butaacay Geeska Afrika. Markii dhinacyo badan laga eegana waxaaba la oran karaa, gobalka Geesku waxa uu noqday goob ay ku fal-tamaan waddamada Gacanka Carbeed.

waxaa diyaariyey Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda

 

warbixinta oo dhemeystiran halkan hoose ka akhri.

 

 

 

Category