War Deg Deg Ah Madaxweynihii Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Is Casilay

Jig-jiga(RH)Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Jig-jiga ee Xarunta Dowlad Deegaanka Somalida  itoobiya ayaa sheegaya in uu Goordhaweyd is casilay madaxweynihii dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar

fadhi Deg-deg ah oo ay yeesheen Gudiga Fulinta Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxay si ku meelgaadh ah Xilka Madaxeynaha Cusub ee Dawlad Deeganka Soomalida itoobiya Ugu Magacaaabeen Axmed Cabdi Maxamed(ilka Case) oo ahaa Wasiirkii  Maaliyadda, DDSI

ilka case

Wixii Warar ee ka soo Kordha Xaalada DDSI kala soco Radio Hormuud

Category