Xisbiyadda Qaranka Jsl Oo Heshiis Ka Gaadhay Qabsoomida Doorashooyinka Wakiiladda Iyo Deegaanka

Hargeysa(RH):-Hoggaanka saddexda xisbi qaran ee Somaliland Ee UCID, KULMIYE iyo WADDANI, ayaa maanta kala saxeexday heshiis rasmi ah oo ku saabsan qabsoomidda doorashooyinka isku sidkan ee goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada ee sannadka 2020-ka.

Heshiiska rasmiga ah ee laga  gaadhay qabsoomidda doorashooyinka goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada oo gacantooda ku saxeexeen madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland,  ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyayaasha xisbiyada  UCID, Eng. Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali-waraabe iyo WADDANI, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),  ayaa u dhignaa sidan

1

 

2

 

3

 

5

 

7

 

Category