Warkii ugu dambeeyay: Siyaasada dalka Sweden oo meel xasaasiya mareysa

Waxaa inooga waramaya Mubaarig Maxamed Cabdiraxmaan oo ka tirsan xisbiyada Casaan Cagaarka , islamarkaasina sannadkan u tartamey in uu ka mid noqdo gollaha baarlamka Sweden.