Eng. Ahmed Bille Rafle iyo salaanta ciida

Eng. Axmed Bille waxa uu ka mid ahaa xubnaha hormuud ka u ah soomaalida reer kolding kahor intii aanu u guurin magaalada Leicester -UK

oo ay hada isaga iyo qoyskiisuba ay ku noolyihiin, sidoo kale waxa uu Axmed Bille ka mid ahaa asaasayaashii idaacadan Radio Hormuud oo hawada ku jirtay mudo ka badan 20 sanno. Hadii aanu nahahey bahda Radio Homuud waxa aanu leenahay Axmed iyo qoyskiisaba Ciid wanaagasan sannadkan kiisa kalena ku gaadha  bashbash iyo barwaaqo.