Denmark: Aula oo badaleysa Forældreintra

Aula waa software cusub oo loo isticmaalidoono xidhiidhka iskuulka, waalidka iyo ardeyda.