Xanuunka Coronavirus oo soo gaaray Denmark

Sundhedsoplysning om COVID-19

 

Kolding (RH)-: Waddanka Denmarka ayaa ka mid noqdey dalalka uu soo gaadhey xanuunka dunida faraha baas ku haya ee CV19, ilaa hada afar qof ayaa la xaqiijiyey in uu xanuunkaasi haleelay  kuwaas oo ay hada la tacaalayaan  laamaha caafimaadku.

Halkan hoose ka dhageyso warbixin uu diyaariyay Mohamed-amin Siyad Abdi/ Waxaana halkan kasoo jeedinayey Maxamed Kaafi Cali Muumin