Denmark: Baskii ugu horeeyey ee iswada oo ka hawlgaley magaalada Aalborg

Aalborg (RH): Magaalada Aalborg(olbo) ee wadanka Denmark maanta waxaa ka hawlgalley oo xadhiga laga jarey baskii ugu horeeyey ee rakaab  kaas oo aan wax wadde ah laheyn balse isagu is wada.

Halkan hoose ka dhageyso warbixinta