Waa imisa tirada dadka uu ku dhacay Corona dalka Denmark?

RH: Wadanka Denmark ayaa ka mid noqdey wadamada uu saameeyey xanuunka sida ba'an u fida ee Corona , tirada dadka uu asiibey iyo sida xawliga ah ee ay ukordheyso ayaa sababey in la baajiyo kulamo aad u tirobadan oo dad isugu iman lahaa, sida ciyaaro, tiyaataro, kullano waxbarasho IWM.