Dowladda Denmark oo magdhow siinaysa shirkadaha shaqaalaha eryaya

Kolding (RH)-Saddex maalmood gudahood, in kabadan 10,000 oo shirkadood ayaa dowladda ka dalbaday in ay magdhow siiyo shaqaalahooda. Arrintan ayaa lagu sheegay war-saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha ee dalka Denmark.

Halkan hoose ka dhageyso warkan oo faahfaahsan