Fariin kusocota Waalidiinta Denmark oo kusaabsan dib ufuridda Xanaanada Carruurta

Fra SSt til Forældre.

Brev om genåbning af dagtilbud og grundskoler.

oversæt af Omar Sharif Osman , læst af Maxamedkaafi.

 

Fadlan, halkan ka dhageyso farriin ku socota Waalidiinta Denmark oo ku saabsan dib u furidda Xanaanada Carruurta iyo Dugsiyada Hoose.

Waxaa tarjumey guddoomiyaha Radio Hormuud Omar Sharif Osman

Waxaana soo jeedinaya weriye Maxamedkaafi