2019kii Tirada soogalootida iskaga tagey Denmark ayaa kabadatey intii soo gashey

COPENHAGEN, Denmark (RH)- Wasaaradda Socdaalka ee Denmark ayaa dhawaan soo saartay warbixin ay isku barbardhigayo soo galootiga iyo muhaajiriinta ka tega dalkan iyo uwa yimaadam gaar ahaan sannadkii horre ee 2019.

Wasiirka Socdaalka ee arrintan masuulka ah Mattias Tesfaye ayaa ku tilmaamay isbeddalkaas "Mid Cajiib ah"

Waxay ahayd markii ugu horreeysay tan iyo sanadkii 2011 in dadka muhaajiriinta ee yimaada dalka kala duwanaadaan, waayo kuwa dib ugu laabanaya waddankooda ayaa badan.

Wasiirka Socdaalk

Halkan Hoose ka dhageyso warbixin aan ka soo turjanay wakaaladda wararka AFP.

 

Comment