Diyaargarowga Ciidda ee Muqdisho

Muqdisho (RH)-Ayadoo maalin ama laba ay ka harsan tahay ciidul fitriga ayaa waxaa ka soconaya suuqyada ku yaalla deegaannada soomaalidu degto diyaargarow ay dadku ku dukaamaysanayaan, si ay ciidda farxad ugu dabaal degaan.

Meelahaas waxaa ka mid ah Suuqyada Magaalada Muqdisho, haddaba qaar ka mid ah dadka u soo dukaameysanaya suuqa iyo ganacsatada wax iibinaysa ayaa la hadlay Radio Hormuud.

Halkan Hoose ka Dhageyso