Xidhibaano hambalyeeyay codsi cusubna u diray madaxweyne MBC.

Xildhibaano lix ah oo ka tirsan gollaha wakiilada ee Somaliland ayaa aragtidooda ka dhiibtay talaabadii uu madaxweyne MBC  kuburiyay heshiisyadii dawladii hore codsi cusubna madaxweynaha u diray. dhanka kale waxa shansanno oo xadhig ah maanta lagu riday sheekh Aden Sunne . dhageysi haboon. isha waraysiga BBC somali