Wasiir Abdi Cashuur oo xogwaran siiyey jaliyada Kolding

Wasiirka boostada ,isgaadhsiinta iyo Teknolajiyada Soomaaliya Eng. Abdi Ashur Hassan oo dhawaan soo booqday wadanka Denmark ayaa xogwaran siiyey jahliyada Soomaalida ee magaalada Kolding.