Somaliland oo baraha bulshada xidheysa maallinta codeynta

posted on Friday, November 10th, 17

news image

DAAWO: War mutiyeedkan oo ay saxaafada uga warameen gudoomiyaha gudiga doorashooyinka ee Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame iyo af hayeenka Siciid Cali Muuse ayuay ku sheegeen in la xidhi doono kaliya baraha bulshadu ay ku kullanto . marka la xidho goobaha codeynta 13.nov.17 ilaa inta lagaga dhawaaqayo natiijada rasmiga ah ee doorashada. 

 

 





©Radiohormuud.dk ®All rights reserved