WAREYSI LALA YEESHAY XASAN SHIIKH MAXAMUUD

London (RH)-Madaxweynihii horre ee Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa u warramay weriye Ayaanle Xuseen Cabdi, waxaana wax laga weydiiyey xaaladda siyaasadda Soomaaliya ee xilligan, xisbi cusub oo dhawaan looga dhawaaqay Muqdisho oo guddoomiye loogu doortay, doorashada 2020-ka, hannaanka xisbiyada Soomaaliya laga billaabay iyo socodaal uu ku joogo London.