SIDEE LOO RUMEYSAN KARAA !

Sidee ayaad u aragtaa dhex-dhexaadnimada barnaamijkan adiga oo maanka ku haya in wariyuhu uu ahaa midkii u qaabilsanaa xisbiga WADANI -dhanka dacaayada  xilligii uu socday ololaha doorashada madaxtooyadu , ilaa maantadana uu hawshaas hayo.

 

Fadlan nagula wadaag aragtidaada .