DAAWO: Hishiiska hordhaca ah ee dhex maray Itoobiya iyo Eriteria

Telefoonadii oo la isu furay, duulimaadkii diyaaradaha oo maallinle ah oo  18.07.2018 bilaabmidoona, waxaana la filayaa in uu madaxweynaha Eriteria bari dadweynaha reer Itoobiya meel fagaare ah kala hadlo.