NASA oo hawada sare u dirtey Dayaxgacmeed 9 sanno kadib

Cirbixiyaasha saaran dayaxgacmeedkan ayaa la sheegay in ay samada sare u tageen si ay halkaasi uga dhisaan goob la dhajiyo dadka iyo agabka laga soo qaadidoono dhulka mustaqbalka.