Meydadka Masuuliyiintii ku geeriyootay Qaraxii Muqdisho ayaa la soo gaarsiiyay Isbitaalka Madiina.