Denmark oo si rasmi ah u joojisey isticmaalka talaalka nooca AstraZeneca

RH. Shir jaraaid oo uu goor dhaweyd qabtey madaxa hay'ada caafimaadka ee wadanka Denmark Søren Brostrøm,  ayuu ku cadeeyey go'aankii beryahaba la sugayey ee ahaa in lasii isticmaalikaro   talaalkan wax lagu noqdey , taas ayaa macnaheedu noqoneyaa in uu dibu dhac yari ku yimaado xilliga dadweynaha DK la wada talaali doono, dhanka kale waxaa la heli doonaa dhawaan talaal dheeraad ah oo kan lagaga kaaftoomo oo ah nooca pfizer iyo moderna.

dhanka kale waxaa todobaadka dambe layar debcindoonaa safarada maadaama oo uu aad hoos ugu dhacey faafitaanka caabuqa covid-19 wadanka Denmark.

Category