Madaxweynaha Somaliland Oo Sameeyey Magacaabis Cusub

Hargeysa(RH):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Sanaag u magacaabay Maxamed Khaliif Nuur Cali Sida lagu sheegay War-Saxaafadeed ka Soo baxay xarunta Madaxtooyada Somaliland oo u dhignaa sidan:-

 

FG

 

Category