Maxaa looga hadlayaa kalfadhiga xildhibaanada Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya?

Xildhibaanada baarlamaanka Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa maanta kalfadhi ku leh Jigjiga halkaas oo ay kaga doodayaan ajanddayaal dhowr ah iyo ansixinta xeerar kala duwan.

 

mjkk

 

Category