Denmark: 988 qof oo reer afkaanistaan ah oo lasoo daadgureeyay

RH: Wadanka Denmarka ayaa kasoo daadgureeyay colaada afkaanistaan 988 qof oo ahaa shaqaalihii la shaqeynayey mudadii ay ciidamada Denmark nabad ilaalinta ujoogeen dalkaas iyo qoysaskoodiii, waxaana sidiiran usoo dhaweeyay guud ahaan shacabka Denmark .

Waxaa hada lagu hawlanyahay sidii loo dajin lahaa looguna  raadin lahaa waxbarasho iyo shaqo, dadkan ayaa marka hore lasiin doonaa ciqaamada kumeelgaadh ah oo laba sanno ah .

Waxaa sidoo kale dib loo furidoonaa codsiyadii qaxoontiga reer afkaanistaan ee hore loo diiday , maadaama oo aan dalkoodii lagu celinkarin.

Category