Waa sidee xaaladda magaalada Muqdisho?

Muqdisho (RH)-Waxaa dagan galabta xaaladda magaalada Muqdisho, iyadoo maantadii horre lagu arkay wadooyinka soo gala xarunta nabad sugidda ee KM0 gaadid dagaal iyo ciidamo fara badan.

Dad goob-joogayaal ah ayaa u sheegay Radio Horuud, in gaadidkii dagaalka iyo ciidamadiiba laga qaaday wadada soo gasha xarrunta NISA, wixii ka dambeeyay galinkii dambe ee maanta.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

Category